SAWIRO:- Baydhabo Book Fair oo Si rasmi Ah Maanta loo Dahfurey

0
646

Waa markii ugu horeysay magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay lau qabtay madasha bandhiga buugaagta ee Baidoa Book Fair oo la fileyo in sanad kasta la qabto marka bisha 12aad la soo gaaro. waxaana ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada, maamulka degmada kan gobalka baay aqoonyahano macalamiin qoraa iyo marti sharaf kale.

Waxa hada furitanka bandhiga buugaagta baydhabo ka hadlaya gudoomiyaha  degmada baydhabo Xasan maclin axmed biikoole isagoo si toos ah ufuray waxaana la qaban doonaa doodii kowaad oo ah sidee ayaa loo hormarin karaa waxbarashada deegaanada koonfur galbeed soomaaliya. bandhiga ayaa socon doona mudo 2maalin, halkaasi oo lagu soo bandhigeya buugaag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here