Wednesday, April 14, 2021

Florentino Perez Oo Mar Kale Ku Guulaystay Madaxtinimada Real Madrid

Florentino Perez ayaa mar kale ku guulaystay madaxtinimada kooxda Real Madrid isaga oo loo caleemo saaray in uu sii hogaamiyo kooxda ilaa sanadka 2025...

Rio Ferdinand Oo Man United U Tilmaamay Weeraryahanka Ay Tahay In Ay U Dhaqaaqdo...

Halyeeyga Manchester United Rio Ferdinand ayaa amaan badan u jeediyay weeraryahanka Everton Dominic Calvert-Lewin, isagoo sheegay in uu saxiix fiican u noqon doono Man...

Barnaamijka Ciyaaraha Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Bishaar Mayow Muktaar

Arsenal oo guul ka soo gaartay kooxda Sheffield United oo ay ku booqatay garoonka...

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Arsenal ayaa guul muhiim ah ka soo gaartay kooxda Sheffield United oo ay ku booqatay garoonka Bramall Lane, kaddib markii ay kaga soo...

Barnaamijka Cayaaraha Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Bishaar Mayow Muktaar https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/444962260098122

Liverpool oo garoonkeeda Anfield guul soo laabasho ah kaga gaartay kooxda Aston Villa

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield guul soo laabasho ah kaga gaartay kooxda Aston Villa, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar qeyb ka aheyd...

Barnaamijka Cayaaraha Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Aadan Geesey

Hordhac: Crystal palace Vs Chelsea

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kooxda Chelsea ayaa marti u noqon doonta kooxda Crystal Palace kulan ka tirsan todobaadkii 31-aad ee horyaalka premier League kana dhici doona garoonka...

Barnaamijka Cayaaraha Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Bishaar Mayow Muktaar https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/4125638900849214

Xiddigaha Ugu Fiican Premeir League Sanadka Cusub ee 2021 Oo La Soo Saaray

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Horyaalka Premier League ayaa maraya meel xiiso leh xilli ciyaareedkan iyada oo ay xiddigo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed fiican guud ahaan xilli...