Dhageyso:- Suuq Cusub oo laga dhisay Kawaanka Weyn ee Magaalada Baydhabo

0
373

Gudoomiyaha maamulka degmada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay Xasan macalin Axmed biikoole  oo wehlineyeen xubnihiisa maamulka degmada ayaa si toos ah xariga uu jaray dhisma cusub ee kawaanka weyn ee baydhabo kaasi oo ay dhiseen hay,adda NRC

Xarig jarka kadib waxaa ugu horeyntii warbaahinta ugu warbixyey Maxamed Aadan oo ah Madax xafiiska NRC ee koonfur galbeed soomalaiya.

Xasan macalin Axmed biikoole  duqa baydhabo ayaa dhankiisa ka hadlay ahmiyada suuqan ay uleedahay bulshada baydhabo isagoona sheegay in ay farxad u tahay dahfurka suuqan oo bulshada ka ganacsan doonta.

Suuqaasi ayaa ka faaideysan doona haween badan oo ka ganacsan doona si ay wax ugu taraan qoyskooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here