Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehlinayo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay...