Dhismaha Xarunta QM Ee Magaalada Dhuusamareeb Oo la dhagax dhigay.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa...

War Biyood Laga hirgeliyey Deegaanka Reebanti Ee Puntland Oo La dahfurey.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Mudane Dr: Maxamed Siciid Faroole ayaa daah-furey war-biyoodka deegaanka...

Hay’addaha oo Loogu Baaqay in gurmad ay la soo gaaraan Qoysaska saameyey fatahaada Webiga...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah la soo gaarsiyo dadka ku nool degmadaasi...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...

Buugga Keydka Taariikhda Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo bandhigay.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya lagu soo bandhigay buugaag uu qoray Sheekh Aadan Sheekh Saciid oo ah Gudoomiyaha Jaamacada Ganaane...

Xujeydii ugu horeysey Oo maanta ka baxday Magaalada Muqdisho.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS Sh Mukhtaar Robow Cali ayaa xujeydii ugu horeysey ka sagootiyey garoonka caalamiga Aadan Cadde ee magaalada...

Tartan kubadda Cagta oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Jowhar.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magalada jowhar ayaa lagu soo gab gabeyay tartan kubada cagta ah oo in mudo ah ka socoday magalada jowhar tartankan ayaa waxaa...

Gaadiidleyda Magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay wadooyin laga hirgeliyay magaaladaasi.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili wadooyin laami ah laga hirgliyay magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo dhaweyay gaadiidleyda ka shaqeeya xaafadaha magaalada Kismaayo. Dhismaha wadooyinkan oo ah kuwo...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...

Wasaaradda Bey’ada iyo duur joogta KG Oo Unsom kala wareegtey Dhir lagu beeri doono...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafiiska Xuquuqul Insaanka UNSOM ee Degaanada Dowlad gobleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa Wasiirka Wasaarada Bey’ada iyo duurjoogta Koonfur Galbeed Soomaaliyeed ku warejisay...