Dhageyso: Madaxweyne Lafta Gareen Oo Kahadlay Qorista Afka Maayga.

0
541

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen ) ayaa waxaa sheegay in qodabadii uu kaga hadlay musharax namadiisa olalihiisa doorashada kg in uu wax badan uu ka qaban doono soo nooleynta iyo qorista afka maayga ah taasi oo uu ku sheegay in laga dhigi doono iskuulada gobolka KG.

Madaxweynaha ayaa timaamay in qorista bugaagtaasi ay marayaan meel dhamaad ah dhawaana lasoo bandhigi doono.

Sidoo kale madaxweyne lafta gareen ayaa sheegay in shirkii ugu horeeyay ay ku qabteen magalada baydhabo ku waasi oo ay kazoo qeyb galeen wasaarada waxbarashada dowlada faderaalka soomaaliya iyo wasaaradaha waxbarashada dowlad goboleedyada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ladhaqan galiyay lana saxiixay in iskuulada dalka soomaaliya laga dhigi doono afka maayga sida uu qabo dastuurka KMG ah ee dowlada faderaalka soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here