Muxuu yahay Cudurka Baabasiirka sideena loogu hortagi karaa?

0
298
Anatomical drawing showing internal and external hemorrhoids. Digital illustration.

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Baabasiirku oo afka qalaad lagu yiraahdo haemorrhoids waa xidida daloolka futada ama malawadka oo soo gorora ama waynaada, Waxyaalaha fududayn kara cudurkan waxaa ka mid xaaladaha kor u qaadi kara cadaadiska xididada malawadka sida haweenka uurka leh iyo qofkii ay calooshiisu fadhido maadaama saxarada adag ay keeni karto docosho badan,Waxaa kaloo keeni kara arimo la xiriira da’da iyo hidaha qofka  .

Dr Haruun Maxamed Nuur oo ka mid ah dhaqaatiirta magalada baydhabo kan holgalaayo  cisbitaalka Baydhabo  ayaa Radio Arlaadi uga Warbixyay Cudurkaasi.

Warbixintan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here