Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhalinyaro ay iskooda isku abaabuleen ayaa Waxay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ka hirgaliyeen Company ka shaqeyn doona aruurinta qashinka, shirkadaasi oo lagu Magacaawo Bay Garbage Collaction Company. Kulanka lagu dahfuraayey ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaasha tabanka xaafadood ee Magaalada Baydhabo iyo wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed.
Warkan waxaa noo heyso Rahma Salaad Abdullahi