Munaasabad Xariga loogu jareyay Mashariic horumarineed oo lagu qabtay Deeganada Shalanbood iyo Ceel-jale.

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qeybaha Kala duwan Bulshada ku nool Deegnada Shalanbood iyo Ceel jaale iyo Magaalada Marka Gobolka Shabeela Hoose Ayaa QEeyb galeen Xarig Jarka Schoolka Cusub oo Laga dhisey Shalanbood oo leeh ilaa Degsi Sare Bulshada Kunool deeganadaasi oo Mudo Baahi Waxbarasho ka jirtay Cabdi Soomane Ibarhaahim oo ah Maamulaha Iskuulkaan ayaa Marka Hore sharaxaya Daruufaha Waxbarasho iyo Mid Dugsiyada Wax Lagu Barto ay kajirtay isagoo taasi in Hada Laga Baxay isagoo U mahadceliyey Dowlad Goboleedka K/Galbeed

Gudoomiyaha Deegaanka Shalanbood Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Nuur Cusmaan Raage OO kahadlayay Afka Bulshada Deegaanka Shalanbood wuxuu soo dhaweeyey in Lataageero Waxbarashada Caruurta Kunool Deegaankaasi.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here