Magaalada Baydhabo Oo Wali Maciishada Laga Dareemayo Qiima Koror.

0
586

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qiimaha Maciishada Suuqyada Baydhabo Ayaa isbadalay si jumlo iyo tafariiq ah waxaana shey walbana uu yahay mid lagu iibinaayo midkii hore lacag ka badan . Mahamed Ali Waa Mid ka mid ah Ganacsatada Sida Tafaraiiqda Wax ku iibiyo Radio Arlaadi ayuu uga Warbixyay Qiimaha Maciishada Xiligaan.

Warkan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here