Qiimaha Qudaarta Magaalada Baydhabo oo Kor u kac laga dareemay

0
652

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qudaarta suuqa lagu iibiyo Magalada Baydhabo Ee xarunta gobalka Baay aya ah mid si aad ah ugu gaaliyowday marba marka aya ka sii dambeyso macaiishada qutul darooriga ah.

Si waxa badan waxa ugu oogaano Ganacastada ka shaqeyso qudaarta oo aan makaroofanka la dhaxqaadnay ayigoona siyaabo kala duwan noogu warbixiyay Sicir bararka ku yimaday qudaarta.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here