Qaar ka mid ah Dadka Danyarta ee ku Nool Baydhabo oo Deeq Afurin ah la gaarsiiyay.

0
519

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mu`asasada Alraxma oo ka tirsan madaarista Degmada Baydhabo oo si lacag la`aan ah ay wax ku barto carrurta aqoonta ah ee ku nool kaamamka Baydhabo ayaa si ay ugu qeyb qaadato afurinta dadka danta yar bishaan ramadaan ayaa waxaa manta ku dhawaad boqol qoys waxaa ay gaar siisey deeq rashiin ah.

Warkan Waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here