Kulan Lagu Dahfuraayay Is dhexgalka Bulshada 10-ka Xaafdood Oo Baydhabo Lagu qabtay.

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankan ayaa loogu tala galay in Lagu xoojiyo is dhaxgalka Bulshada Tabanka Xaafadood ay ka kooban tahay Baydhabo.

Waxaana dahfuray Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Xasan Macalin Ahmed Biikoole,waxaan munaasabada Ka soo qeyb galay Gudoomiyaasha Xaafadaha Degmada Baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here