Tababar lagu Baranayo Horumarinta Ganacsiga Oo loo qabtay qaar kamid ah Ganacsatada Baydhabo.

0
295

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkaan Ganacsatada la sinayay ayaa ahaa sidii ay u hormarin lahaayeen ganacsigooda waxana uu ka furmay Baydhabo, Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Rugta Ganacsatada koonfur Galbeed.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here