Maamulka Degmada Baydhabo oo kormeer ku tagay qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada oo dhismo ka socda.

0
302

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magalada Baydhabo waxaa mudooyinkii ugu dambeyay ka socday dib u dhis balaaran oo lagu sameynayay wadooyinka halbowlaha Magaalada kuwaasi oo ay meel wanagsan marayaan si Loo soo celiyo Bilicda Magaalada.

Waxaa Goobaha dhismaha Ka socda kormeer ku tagay Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Hassan Macalin Ahmed Biikoole oo ay wehlineyeen Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siiyasaada Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here