Hey,ada Qaxootiga Aduunka UNHCR oo Gudiga Barakacyaasha Iyo Qaxootiga KG Oo ku wareejisay Gar gaar Looga Tala galay Dadka Baracayaasha.

0
299

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Gudiga Hey,adda Barakacyaasha iyo Qaxootiga KG Abduqaadir Ali Mahamed oo Gudoomay Gargaar Ka Timid UNHCR, Gargaarkaan Kooban oo 500 Boqal Maacuun oo ay Isuga Jiraan Busto Baca iyo alaabta Maacunta Nocyadeeda kala duwan Waxaana Gergaarkaan Iska Kaashadey Hay,ada qaxootiga QM ee UNHCR iyo Hay,ado kale Looga Talagalay Xiliyada Adag Dadka Barakacyaasha Ku suganyihiin Taasi oo wax badan kabedeli karta Nolosha iyo Duruufaha Barakacyaasha Faraha Badan Baydhabo Degan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here