Wasaaradda Caafimaadka Oo Xariga ka jartay Xaruntii Ugu Horeysay ee Loo Qorsheeyay in Lagu Karantiilo Dadka Looga Shakiya Covid 19.

0
318

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xaruntaan ayaa Looga Tala galay in Lagu Karantiilo Dadka Looga Shakiya Cudurka Corona Virus ama Covid 19 Islamarkaana Lagula Tacaalo Xaalada Caafimaad Bukaanada ,Waxaa Munaasabada Xarig Jarka Goobjoog ahaa Xubno Katirsan Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed iyo Maamulka Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here