Gudoomiye Ku xigeenka 2aad Ee Barlamaanka KG Oo Deeq gaarsiisay Xarunta lagu Xanaaneeyo Dadka dhimirka qaba Ee Baydhabo.

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xaruunta dhimirka ee Magaalada Baydhabo Oo ay Ku jiraan Rag Dumar iyo Carruur Dhimirka loogu jiro ayaa waxaa booqasho Ku tagay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka KG Marwo Shamsa Maxamed Yerow Iyo qaar ka mid ah Xillibaanada KG, Waxeyna indha indheen ku sameeyeen dhamaan Xaalada Guud ee Xarunta dhimirka ayna gaarsiiyeen deeq kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here