Warbixin:- Wiil Dhalinyaro ah Oo Ka shaqeeya Maqaayad Si uu u Maareeyo Nolosha Waalidkiisa Oo Xanuunsan.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qof weliba oo bani’aadan ah maanta waxa uu jacel yahay in uu gaaro horumar wanaagsan oo uu ku faani karo taasi oo uu ku gaari karo dhanka waxbarashadiisa ama xeelado kale oo ka duwan waxbarashada asigoo adeegsanaayo barashada farsamooyinka gacmaha.

Kartida iyo meel iska soo saarida qof weliba Alle kuma xirin da’diisa iyo hal abuurnimadiisa tusaale waxaa kugu filan Khadar Xuseen Aadan waa wiil jiran 17 sano jir maanta waa qofka labaad ee u dhaqdhaqaaqa reerkooda asiga iyo walaalkiisa oo asigana ka shaqeeyo dhismooyinka guryaha Magaalada Baydhabo.

Warbixintan Waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here