Qiimaha Shidaalka lagu iibiyo Magaalda Baydhabo Oo Sare u kacay.

0
264

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudadii uu jiray Cudurka karoona waxaa saameyn weyn ku yeeshay Qiimaha Shidaalka guud ahaan Caalamka inta uu jiray Cudurkan ayaa waxaa hoose u dhaca ku yimid Qiimaha shidaalka, balse hada waxa uu noqday mid kor u kacay iyadoo ay jirto khafiifintii Xayiraadii Covid 19, waxaana hada Fuustada Shidaalka ay gaartay Qiimo dhan 130 dollar.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here