Dhageyso:-Wasaarada Tamarta Iyo Qeyraadka Biyaha KG Oo Ay Waddo Dadaalo Ceelala Lagaga Hirgalinaayo Degaanada KGS.

0
291

Wasiiir kuxigeenka Wasaarada Tamarta Abdulaahi Isaack Ganey oo Booqday Maanta Ceel Biyood Riig ah oo Ay Qodayaan Walaalaha Dowlada Turkiya oo ay ku Guulaysteen inay Ka Biyo Kenaan .

Ceel Biyoodkan ayaa Walaalhaha Dowlada Turkiya ugu Deeqay Dadka Barakacayasha Ee Ku Nool Duleedka Baydhabo oo Haystay Biyo Yari Maadama Ay Ku Yar,yihiin Ceelalka .

Ceelbiyoodkan Ayaa Hada ku Socda Tijaabadii ugu Horaysay Waxaana loo Dhamaystiray Dhamaan Qalabkii uu Ku Shaqayn Lahaa Ayadoona La Adkeenaayo Xaga Tayadiisa.

Walaalaha Dowlada Turkiya Ayaa Ugu Deeqay Magaalada Baydhabo Ilaa Todobo Ceel Oo loo Qodi-doono Dadka Tabaalaysan ee Barakacaayasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here