Dhageyso:-Maamulka Degmada Diinsoor Oo Shacabka Danta Yar Ee Degmada Gaar Siyay Gar Gaar Lacag Ah.

0
315

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor Ee gobolka Baay Ayaa Waxaa Uu Booqasho Ku Tagay Xaafada Kamid Ah Degmada Diinsoor Kuwaasi Oo Ku Nool Dadka Liita Ee Maanta U Baahan In Lagacan Qabto,Waxana Horkacaayay Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur (Shig Shigow), Iyagoona Deegda Lagaarsiyay Ay Aheyd Lacag Ay Ku Mareyaan Nolashooda.

Degmada Ayaa Waxaa Ku Nool Dad Kasoo Barakacay Degaanada Ay Hoos Tagaan Degmada Diinsoor Abaartii 2017 Iyo 2018 Kuwaasi Oo Sameynta Abaarta Darteeda Nollal Taasi Ka duwan Ay Usoo Doonteen Degmada Diinsoor Iyadoo Hada Sanad Kahor QaarKamid ah Degaanadooda Dib Ugu Laabteen.

Maamulka Degmada Diinsoor Ayaa Sanadkaan 2019 Iyo 2020 Waxaa Uu Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Kusoo Dhawaayay UN Gaar Ahaan UNHCR’ WFP Iyo Kuwo Kale Oo Kashaqeya Arimaha Gar Gaarka, Waxayna Balan Qadeen Inay Wax Kaqaban Donaan Arimaha Bulshada Iyo Dib Udhis Kusaabsan Xarumaha Loogu adeego Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here