Dhageyso:- Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku dahfurtay ciyaarta koleyga.

0
379

Wasiir ku xigeenka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha koonfur galbeed ayaa si toos ah u dahfuray ciyaarta kubada koleyga oo loo qabtay gabdhaha ku nool magaalda baydhabo, waxaana munaasabada dahfurka ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlada koonfur galbeed soomaliya iyo shacabka qeybihiisa kala duwan, waxaana ugu horeyntii goobtaasi ka hadleen qaar ka mid ah wasiirada goobta joogay isagoona ugu dambeyntii  Wasiir ku xigeenka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha koonfur galbeed Aba Aawow suufi goobta ka sheegay in ay sii wadaan dadaalo lagu hormarineyo ciyaaraha koonfur galbeed soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here