Dhageyso:- Kusimaha Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xafiiska ku qaabilay Wefdi ka socda dowladda Turkiga.

0
357

si wax loogu qabto arimaha bulshada gaar ahaan dadka barakacyaasha ah ee ku nool deegaanada koonfur galbeed soomalaiya ayaa waxaa kusimaha madaxweynaha koonfur galbeed ahna gudoomiyaha golaha wakiilada koonfur galbeed Cabduqaadir Shariif Shiikhuna maye ayaa waxaa xafiiskiisa madaxtooyada koonfur galbeed ku qaabilay wefdi ka socday dowlada turkiga.

kulankan oo inta badan goob joog ka ahaayeen xubno ka socda golaha wasiirada iyo xildhibaano ayaa lagu dheeraday sidii dadka barakacyaasha ku sugan deegaanada koonfur galbeed wax loogu qaban lahaayeen ,waxaana wefdiga ay sheegeen in ay meelaha qaar ka qodi doonaan ceel biyoodyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here