Dhageyso:- Isbedelo weyn oo laga dareemeyo ganacsiyada magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay.

0
548

Mudooyinkii u dambeeyey magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay waxaa laga dareemeyey isbedelo dhanka ganacsiga oo ay ku dhiiraneyaan dadka maadaama dadka ganacsatada ay aad u bateen, qaarkoodana dibada ka imaadeen waxayna ganacsatada ay sheegeen in ay hormaro ganacsi magaalada ay ka jiraan xili haween iyo maalinba, waxeyana ganacsatada ay sheegeen in sanadkaan ka duwanaa sanadihii hore oo ay baydhabo ay ku soo siyaadeen ganacsiyo kala duwan oo badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here