Dhageyso:- Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo oo fariin ka soo saarey Subar loogada dhulalka Magaalada

0
390

Masuuliyiinta Maamulka degmada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay ayaa waxay soo saareen fariin ku aadan arimaha dhulalka taasi oo ku aadan sameynta warqadaha dhulka iyo nidaamyada loo mareyo maadaama dacwadaha baydhabo ay u badan yihiin arimaha isku qaqabsiga dhulalka.

Dr Xuseen Isgoowe oo goob jog ka ahaa dadkii lagu casuumay soo bandhigida sharciyada cusub ee dowlada hoose ee baydhabo ay bulshada u soo gudbisay ayaa ka hadlay sida ay yihiin sharciyadaasi iyo sida ay u rakaan wuxuuna ugu mahadceliyey mamaulka degmada sida ay howshaan u wadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here