Dhageyso:-Munaasabad lagu weynaynayey Dhalashada Nabi muxamed N.N.K.H oo maanta lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay

0
307

Munaasabad lagu weynaynayey Dhalashada Nabi muxamed N.N.K.H oo maanta lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay,waxana Munaasabada ka soo qeyb galey wasiirka wasaradda warfaafinta wacyigelinta bulshada KGS, Mudane Ugaas Xasan Abdi Mohamed wasiirka wasaarada Arrimaha diinta iyo Owqaafta KGS, Xildhibaano , Culimaa’udiinta Soomaaliyeed Macalimiin iyo Mas’uliyiin kale.

Waxana Dhamman Madaxda iyo Culimada Socod dheer kusoo mareen wadada weyn ee Magaalada Baydhabo si loo weyneeyo Dhalashada Xabiibkeeni Muxamed SWC.

Ugu horeyntii ayaa qaar ka mid ah culmaa,udiinkii ka qeyb gahsay xuska goobta ka hadleen waxeyna ka sheekeeyeen ahmiyada ay leedahya xuska dhalashada nabigeena maxamed NNKH.

Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyegelinta bulshada koonfur galbeed ugaas xasan cabdi maxamed iyo wasiirka awqaafta iyo arimaha  diinta ee mamulka koonfur galbeed Cabdullahi Cabdiraxmaan ibraahim baardheere ayaa iyaguna dhankooda munaasabda ka hadleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here