Dhageyso:- Kumanaan barakacayaal ah oo daadadku ugu galeen xeryaha ay ku noolyihiin.

0
309

Kaamka low boojalow oo ku yalaa duleedka magaalada baydhabo Ee xaruunta gobalka baay, waxa ku nool dad aya tiradooda gaareyso ku dhawaad  180 qoys , dadkani ma heystaan meel aya ka galaan roobka  day,rta ee ka da,yayay gobalada somaliya sidoo kale waxaa u sii  dheer cunto yari soo wajahaday.

Radio Arlaadi ayaa u kuur gashay xaalada dadka ku nool kaamaka low boojalow waxaana ka jirta  xalada liidata oo  ay ku nooliyiin   dadka dagan kaamkaasi, waxeyna  qaar ka mid ah dadkaasi ka hadleen dhibaatada soo wajahday

gudoomiyaha kaamka loow boojalow cali maxamed cabdiraxamaan  ayaa dhankiisa ka hadaley xaalada dadka barakacyaashaasi ee ku nool kaamkan isagoona hay,ada samafalka ka codsaday in sida ugu dhaqsiyaha badan gurmada loola soo gaaro dadka ku dhiban kaamamka duleedka magaalada Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here