Dhageyso:-Cunug Yar oo ku dhintay Roob daadad watay oo ka da’ay Baydhabo

0
399

Roobka deyrta ee ka da,een magalada bayadhabo Ee xaruunta gobalka baay ayaa saameyeen dadka barkacyaasha oo degaaan yihiin meelaha biyo mareenka ah ayaa maalamihii roobka d,ay waxa ku dhintay wiil yare sagaal san jir ahaa oo dugsi ka yimid wiilkaas waxaa la oran jirey maxamed cali jikow  ,qoyskiisa ayey ahaayeen dad degan xariyah barkacyaalka lagu magacaawo iskariiz waxan warbahiinta lahadley cali cabdi jikow oo aha Aabaha dhalay cuniga dhintay

sidoo kale waxaa goobta ka Hadley horjoogaha kaamka  oo lagu magacaawo isxaag macalin aya ka warbixeyay dadka degan kaamka dhibaatada ay ku qabaan biyo qul qulka bohosha xiliyada roobka da,ayaan .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here