Dhageyso:-Cisbitaalka degmada baraawe ee caasimada dowlad goboleedka konfur galbeed soomaaliya oo daawo lagaarsiiyey

0
309

Wasarda Cafimaadka Dowlad Gobolledka Konfur Galbed Somalia Ayaa si Deg Deg ah waxey daawo  ugaar siyeyn  Degmada Barawe Gaar ahaan Isbitalka Degmaadasi .Kadib bahiyo ay godbiyeyn  Mamulka  isbitaalka kana faideystey booqashadii madaxweynah ee baraawe.

Wasarada ay kaga jawabtey mudo 12 sac wax ka yar  Amarkii madaxweyna iney isbitaalkasi la gaarsiyo daawo buxiya bahiyahooda  Halkaasi.Garoonka Diyarada degmaadasi aya gartey  Diyaar Gaar aah oo wadey Dawadaasi, Waxana Goobjoog ka ahaa Garoonka Wasiiro ka tirsaan mamulka kgs iyo mamulka isbitalka  Ee Barawe

Agaasimaha Ibitalka ayaa Kaga Mahadnaqey Madaxdweynah iyo wasarda Jawbta Deg dega ah ka bixisay in ay daawo loo helo cisbitalkaasi

Wasiirka Arrimha Gudaha Mohamed ABukaar Ayaa SHagey in ay dawada timid markii si  isku mid ah dalbkaan kaga imid  odiyasha,waxqradka,mamulka iyo shacabka

Xarunta Rasmiga Mamulka  ee Barawe  waxaa laga daremayaa diyaar garoow  Soo Dhaweynta mamulka waxana la wada qorsho  ay mamulka fadhigiisa kumeel gaarah ay tahay baydhbapo in oo ugooro  degmaadasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here