Dhageyso:-Gudoomiyaha Barlamanka koonfur galbeed oo maamulka degmada baraawe ugu baaqey in ay ka faaideystaan wax soo saarkooda.

0
280

Abdikhadir Shariif sheikhuna maye Gudoomiyaha Barlamanka ayaa si Rasmi  ah u sheegay in dhamaan 18ka degmo ay ka goobantahay  Dowlada Gobolledka Konfuur Galbeed Ay kawada Simaan yihiin Baahiyaha Asa-asiga ah  Balse Degmada Baraawe baahiyaha ka jira ay ka duwaan tahay goobaha kale e degmooyinka wada boogdeyn ay heystaan fursado ka wanagsaan kuwa la midka ah.

Godumiyaha Barlmaanka Ayaa Kula dardarmey masuliyiinta ugu horeyo madaxweynaha ilaa godumiye waxiidyada ay isla hadaan hadalka afkooda kasoo baxa iyo fulinta Allahna ay ka cabsadaan  taasina ay tahay mid waajib ah

Abdikhadir Shariif Sh khuna ayaa qeyb ka ah Wafdi  oo hogaaminaayey Mdaxweyne Abdiaziiz  Hassan Laftagreen  oo shaqo u tagay shabeelada hoose .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here