Wasarda Cafimaadka Dowlad Gobolledka Konfur Galbed Somalia Ayaa si Deg Deg ah waxey daawo ugaar siyeyn Degmada Barawe Gaar ahaan Isbitalka Degmaadasi .Kadib bahiyo ay godbiyeyn Mamulka isbitaalka kana faideystey booqashadii madaxweynah ee baraawe.
Wasarada ay kaga jawabtey mudo 12 sac wax ka yar Amarkii madaxweyna iney isbitaalkasi la gaarsiyo daawo buxiya bahiyahooda Halkaasi.Garoonka Diyarada degmaadasi aya gartey Diyaar Gaar aah oo wadey Dawadaasi, Waxana Goobjoog ka ahaa Garoonka Wasiiro ka tirsaan mamulka kgs iyo mamulka isbitalka Ee Barawe
Agaasimaha Ibitalka ayaa Kaga Mahadnaqey Madaxdweynah iyo wasarda Jawbta Deg dega ah ka bixisay in ay daawo loo helo cisbitalkaasi
Wasiirka Arrimha Gudaha Mohamed ABukaar Ayaa SHagey in ay dawada timid markii si isku mid ah dalbkaan kaga imid odiyasha,waxqradka,mamulka iyo shacabka
Xarunta Rasmiga Mamulka ee Barawe waxaa laga daremayaa diyaar garoow Soo Dhaweynta mamulka waxana la wada qorsho ay mamulka fadhigiisa kumeel gaarah ay tahay baydhbapo in oo ugooro degmaadasi.