Xarunta Cusub Ee Maamulka Degmada Baydhabo Oo Xariga Laga Jaray.

0
312

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabad kooban ay  kadhacday Xarunta Cusub ee Maamulka Degmada Baydhaba oo ay aheed  Xariga jaray  munaasabadaan, waxa goobjoogna ka ahaa madaxweyaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Abdacasis Laftagareen.ayaa waxaa ka sojeediyeey Hadalo Kookooban oo lagag sheekeenayay Hanaanka loo soo maray dhismaha Xaruntaan cusub oo ay iska kaashadeen Masharuuca JBLG.

Madaxa Mashruuca JBLG NASRA a\waxaa Hadal goobta kajeedisay ku sheegtay Hey,adaha Mashaariicda Fuliya ay yihiin kuwa go,an Hormarinta Dowladaha Hoose.

Gudoomiyaha Degmada Baydhaba Hassan Macalin Axmed Biikole ayaa isna  hadalkiisa kaga dhaawajiyay in  kamaamul ahaan ay  ku dadaaleen maamulka wanaaga aruurinta Canshuurta dadweynaha iyo maarentooda  taasi oo sababtay in mashaaaricdaan laheo.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here