Ururka Haweenka Degmada Buur-Hakaba ee Gobalka Baay oo codsaday in loo dhiso Xarun lagu daryeelo Hooyada iyo Dhalaanka

0
425

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Deeqa Maxamed Nuur oo ah gudoomiyaha haweenka ee degmada Buurhakaba ee gobolka baay ayaa sheegtay  in aysan haweenka degmadasi haysan goobo lagu dabiiba hooyada uurka leh oo inta badana ay la kulanto dhibaatooyin kala duwan

Sidoo kale gudoomiyaha haweenka degmada Buur ayaa soo hadal qaadey in ay jiraan hormaro dhan welib leh in ay sameyeen haweenka ku dhaqan degmada iyo tuulooyinka hoos yimaada lakiin keliya ay ka dhimanyihin in ay helaan dad ku caawiya sidii ay horay ugu socon lahayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here