Wasiirka Qorsheynta KG oo Maanta Baydhabo tababar uga furay qaar ka mid ah Shaqaalaha Dowlad K/Galbeed.

0
306

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasaarada Qorsheynta iyo Maalgashiga Koonfur Galbeed Ahmed Madoowe Nuunow ayaa tababar uga furay magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradaha Koonfur Galbeed iyo Agaasimiyaasha guud ee Wasaaradaha kaasi oo socon doona mudo lix maalin ah.

Tababarkaan ayaa inta uu socdo waxaa lagu baran doonaa Maamul Wanaaga taasi oo ah sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta dadka ka shaqeeyaha Xaruumaha dowlada kuwaasi oo loogu adeegaya bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here