Wasiirka Caafimaadka ee Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay dadaallada dawladda ee ku aadan COVID-19.

0
335

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo saartay warbixinteedii maalinlaha aheyd ee cudurka Covid 19 ayaa ku shaacisay tiradii ugu badneyd la diiwaan geliyo mudo 24-saac gudahood.

Warbixinta waxaa lagu sheegay gudaha Soomaaliya in 237 Qof uu ku Dhacay Cudurka Corona virus 8 Qofna ay u Geeriyootay Cudurkaasi. Wasiirada wasarada Caafimaadka Dr Fawziya Abiikur Nuur Oo la hadashay saxaafada ayaa ka warbixisey dadaallada dowalada ee ku aadan COVID-19.

Warkan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here