Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo saartay warbixinteedii maalinlaha aheyd ee cudurka Covid 19 ayaa ku shaacisay tiradii ugu badneyd la diiwaan geliyo mudo 24-saac gudahood.
Warbixinta waxaa lagu sheegay gudaha Soomaaliya in 237 Qof uu ku Dhacay Cudurka Corona virus 8 Qofna ay u Geeriyootay Cudurkaasi. Wasiirada wasarada Caafimaadka Dr Fawziya Abiikur Nuur Oo la hadashay saxaafada ayaa ka warbixisey dadaallada dowalada ee ku aadan COVID-19.
Warkan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir