Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo furtay La tashi ku aadan Xeer Nidaamiyaha dhaqan galinta Sharciga Shirkadaha Soomaaliya.

0
278

Baydhabo(Radio Arlaadi)-kulankan Wadatashiga oo u dhaxeeya Wasaarada Ganacsiga Iyo Warashadaha Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada, Ganacsatada, Maal-gashadayaasha iyo Taageerayaasha Caalamiga ayaa kala sameynaysay xeer-nidaamiyahii lagu dhaqan-gelinayey sharciga shirkadaha Soomaaliya oo ay Wasaaraddu soo diyaarisay iyada oo la kaashanaysa hay’adda IFC iyo weliba xafiiska sharci-yaqaanada ee Muqdisho.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here