Gabdhaha Baranaya Cilmiga Caafimadka Oo Jaamacada Baydhabo Ku soo badanaya

0
316

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxbarashada oo ah iftiinka nolosha ayaa sanadahaan dambe waxaa goobaha waxbarashada gaar ahaan jaamacadaha ku soo badaneya gabdhaha baranaya Fakaltiyo kala duwan, haba u badnaadaan barashada Cilmiga Caafimaadka.

Waxaana gabdhaha ay fahmeen ahmiyada ay waxbarashada leedahay,iyagoona ku dadaaleya sidii ay wax u baran lahaayeen ilaa heer jaamacadeed, waxeynta taasi dhiiragelin u tahay gabdhaha dugsiga sare hada dhiganeya.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here