Wasaaradda Caafimaadka KGS oo La Soo Gaarsiiyay qalab loogu talo galay ka hortaga Cudurka Corona Virud

0
307

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deeqdaan ayaa isugu Jirta Daawo iyo Agab Looga Hortagayo Cudurka Safnarka ee Corona Varis Waxaa Gargaarkaan Soomalia Soo gaarasiiyay Maalqabeenka U dhashay Dalka Shiinaha Soona Marsiiyay Dowlada Federalka Somalia Wasaaradeeda Caafimaadka Qeybtii Ku soo aaday Dowlad Goboleedka KG Maanta Lawareegtay Wasaarada Caafimaadka Dowlad Goboleedka KG Madaxa Deg Deg Wasaarada Caafimaadka Mahamed Shariif Cali ayaa Marka Hore Ayaa Sharaxaya Deeqda Soo gaartay.

Wasiirka Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Cusmaan Cabdu Muuse wuxuu isna ka Mahadceliyay Deeqdaan Dowlada Somalia Soo gaarsiisey Waxweyna Ka tari doonaa Latacaalida iyo Kahor tagida Cudurka Aduunka Ku Faafay.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here