Goobaha Timaha Lagu Jarto Noocyada Casriga ah oo Magaalada Baydhabo Ku soo Bateen.

0
375

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Habdhaqanka farsamadeena oo wanaagsan iyo qancinta macaamisjeena ayaa keentay in aan soo jiidano dhalinyarada ku nool magaalada baydhabo ee jeceyl in loo qurxiyo madaxooda ayuu u sheegay idaacada arlaadi Keerow amiin maxamed oo ka mid ah shaqaalaha baydhabo faashiyoon baar biyeeri.

Sidoo kale keerow ayaa sheegay in magalaada baydhab ay kusoo badanayaan goobaa timaha lagu jaro taasi oo uu ku tilmaamay in ay tahay hormar wanaagsan si qof kasta uu ugu jarto halka uu jeceyl yahay.

Hormarada laga sameynaayo goobaha jima jariyaasha baydhabo kuma e ka oo kaliya goobta oo la qurxiyo keerow ayaa ii sharxeya wax yaabaha ay soo kordhiyeen baydhabo faashiyoon baar biyeeri madaama horey lisku jaraayay oo kaliya shanlo, sakiin iyo manqas.

Warkaan Waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here