Wasaarada Batroolka iyo Macdanta KG oo ka warbixsey arimaha sahminta shidaalka kgs.

0
333

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Agaasimaha guud ee wasaarada batroolka iyo macdanta dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaliya cabadullahi sheekh xuseen maxamed oo shir jaraaid ku qabtey xafiiskiisa ayaa warbaahinta uga warbixiyey shidaalka iyo sidii loo ilaan lahaa  deeganka iyo noolaha.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here