Barakacyaasha ku dhaqan duleedka Magaalada Baydhabo oo ay soo wajaheen Xaalad Nolol Xumo ah.

0
306

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay weli waxaa soo gaareya barakacyaal cusub oo ka soo barakacay deegaano  iyo degmooyin ka tirsan gobalada baay iyo bakool, iyagoona siyaabo kala duwan u soo gaareen degmada baydhabo, waxeyna dadkaasi oo mudooyinkii dambe baydhabo soo gaareen ayaa ka wacaneya xaalado nolol xumo ah maadaama aysan helin wax gargaar ah tan iyo intii ay imaadeen baydhabo.

Warbixintan waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here