Baydhabo(Radio Arlaadi)-Agaasimaha guud ee wasaarada batroolka iyo macdanta dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaliya cabadullahi sheekh xuseen maxamed oo shir jaraaid ku qabtey xafiiskiisa ayaa warbaahinta uga warbixiyey shidaalka iyo sidii loo ilaan lahaa deeganka iyo noolaha.
Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi