Warbixin Ku Saabsan Maalinta Boostada Aduunka Oo Maanta Ku Beegan.

0
295

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalinta Boostada Adduunka ayaa sanad kasta loo dabaaldegaa 9-ka Oktoobar, waana sanad-guuradii la aasaasay Ururka Boostada Caalamiga ee Sannadkii 1874-kii oo lagu qabtay Caasimadda Switzerland, Bern.

Waxaa lagu dhawaaqay Maalinta Boostada Adduunka Shirweynihii UPU ee lagu qabtay Tokyo,Japan 1969,Tan iyo markaas, waddamada adduunka ayaa sannad kasta ka qayb gala dabaaldegyada.

Warbixintan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here