kulan looga hadlaayay sidey u wada shaqeyn lahayeen Qareenada KG iyo Urur hoosaadka xalinta khilaafaadka Xaafadaha Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Muhiimada kulankan ayaa ahaa mid looga hadlaayay sidii u wada shaqeyn lahayeen Qareenada KG iyo Urur hoosaadka Xalinta khilaafaadka Xaafadaha,Sidii Looga Kaalmeen lahaa Bulshada helitaanka Qareen Dadka u kala dooda qaab Sharci ah Kuwaasi aysan awoodin inay qareen qabsadaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here