Warbixin ku saabsan Faadumo Maxamed oo mudo Lix sano dalka ka maqneyd oo ganacsi ka furatay baydhabo.

0
363

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Faadumo maxamed  cali waa gabar ka shageysa suuqa weyn ee magaalada baydhabo, waxaana iibisaa dharka iyo kawaha, waxeyna markeedii hore ku maqneyd dalka sacuudi oo ay u tahriibtay shaqaalana ku aheyd balse maanta waa milkiilaha goob ganacsi oo ay iyada dib u furatay markii ay baydhabo ku soo laabatay.

Warbixintan waxaa noo heysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here