Gudiga Beeralayda Gobolka Bay oo Sheegay in Beerihii Baxay Sanadkaan Cabsi Laga Qabo Ayaxa Darteed Beeralayda U bilaaween Gurista Beeraha.

0
324

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sanadkaaan ayaa Beeralayda Soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa K/Galbeed u ahaa Sanad Barwaaqa ah Nasiib darose Waxaa Xiligii Loogu Tala galay Gurista Beeraha Ku habasaday ayax ilaa haatan aan lo ogeyn Halka uu ka yimid,waxaa beeralayda Gobolka Bay sheegen inay jiraan sun uu ku reebay beerihii uu gaaray qaarkood .

Abdunuur Ibraahim Maxamed Hassan oo ah Gudoomiyaha Gudiga Beeralayda Gobolka Bay Kana Mid ah Beeralayda ku dhaqan Gobolka ayaa Radio Araadi Weydiisey Waxa Sabab u ah in Beerihii aan Waqtigooda Lagaarin Laguro.

Warkan waxaa noo heya Cabdiqadir Maxamed Nuur Warcaade

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here