Warbixin ku Saabsan Caqabadaha ay la kulmaan Hooyooyinka Uurka leh

0
384

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyoyinka Soomaliyeed ayaa ah kuwa unugul dhibaatooyinka kala duwan ee ay kala kulmaan xiliyada ay leeyihin uurka .

Drs Haajiya Abdi oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Degmada Baydhabo ee xarunta Goboaka Baay ayaa xili ay raadiyow Arlaadi wareysi siineysey ka sheekeysay sidii ay Hooyoyinka ula tacaali lahayeen Xaaladooda Caafimaad xiliyada ay Caloosha ku sidaan carrurta.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here