Qaar Ka mid ah Barakacyaasha Magaalada Baydhabo ku nool Oo Codsanaya In Loo gar gaaro Maadaama aysan Heysan Wax ay Ku Afuraan.

0
303

Baydhabo(Radio Arlaadi)-iyadoo lagu guda jiro maalmihii hore ee bisha barakeysan ee Ramadaanka ayaa waxaa jira dad danyar ah oo ku nool kaamamka ku yaala magalada Baydhabo daafaheeda kuwaasi oo qaar ka mid ah helin wax gar gaar ah ilaa waqtigaan.

Kaamka Ceel cilaan wuxuu kamid yahay kamamka ku yaala duleedka Baydhabo, dadka ku nool waxay sheegayaan inay heysato daruufo kala duwan ilaa waqtigaana aysan helin wax gargaar ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here